
Shahwada maxa badiya?
Fakir Guud Shahwada maxa badiya? Tani waa su´aal ay dad badani iswaydiyaan gaar ahaan Ragga. Shahwadu waxay kaalin muhiim ah ...

Galmada – Dawoyinka Loo Adeegsado
Hordhac: Galmada dawoyinka loo adeegsado ama kuwa lagu wayneyo Xubinka Taranka Raga aya casriyadan dambe suugyada aad uqabsadey. Gaar ahaan, ha ugu ...

Biraha Ilkaha Lagu Xiro – Dental brace
Fakir Guud Biraha Ilkaha lagu xiro waa Aalad loo adeegsado in lagu toosiyo ilkaha. Afka Qalaad waxa lagu dhaha Dental brace ...

Maraq Digaag – Dhaawac Caafimaad iyo Dhadhan!
Fakir Guud: Maraq digaag mise Maraq dooro hadba saad utaqaano waxa afka qalaad lagu dhaha Jikan baros bawdhar(Chicken broth powder) ...

Caado Xun Sidee Loo Joojiya?
Fakir Guud Caado Xun Sidee loo Joojiya waa su´aal ay dad badani isway diyaan. Intan uguda galin su´ashani jababteda, Waxan ...

Indhahayga Maxay u Casanayan Markan Qawaysto Kadib?
Fakir Guud: Indhahayga Maxay u Casanayan Markan Qawaysto Kadib? Qulqulka dhiiga marku Oogada Indhaha ku uruuro aya casaanka keena, Dadka ...

Dilanka Maxa Keena?
Dilanka waxa keena iyo waxyaaba sababa dilanka joogtada ah waxay kamid tahay su’aalaha soo noqnoqda. Sida owgeed, waxa muhiim ah ...

Naasa Xanuunka (Breast pain)
Guud Mar/ Faham Guud Nasa Xanuun waa xaalad dumarka ay Naasaha ka dareman damqasho(Xanuun). Damqashadu waxay noqon karta: Mid kaliya ...

Qajaar – Faa’idooyin Caafimaad laga helo
Fakir Guud: Qajaar(Cucumber) waa midho/qudrad dherer leh midab ahaan Cagaaran. Waxa lagu tiriya inu kamid yahay faamiliga Xabxabka mise Qaraha ...

Sabiibka – Faa’idoyinka Laga Helo
Hordhac: Sabiibka wuxu leeyahay dhadhan macaan, Taa oo kadhigaysa sababta 1aad ay dad badani ku jeclaadaan. Laakiin waxa kalo jira ...

Liinta – Diirkeda Wajiga Malo Adeegsan Kara?
Jabaabta iyo Fa’idooyin Guud Liinta Diirkeda mise Qolofka Wajiga Malo Adeegsan Kara Jabaabtu waa Haa waayo waxay wajiga uleedahay Faa’idooyin ...

Dhiig – Waa maxay dhiig(blood)?
Guud mar/Faham Guud Dhiig waa dareere la gu noolyahay qofaan dhiig laheyn micnaheedu waa qofaan noleyn. Magacyo kala gadisan aya ...