Dhagaxa xameetida(Gallstone)
Aragti Guud Dhagaxa Xameetida inta aanan uguda galin marka hore Xubinkan Cajiib badan aan fahanno! Xameetida waa xubin rabiweyne Beerka ...
Cabidda Sigaarka(Smoking)
Hordhac: Sigaarka Tubakada laga sameyo aya laga hela Nikotin(Nicotine). Nikotin waa kiimikada dadka sigaarka caba kuriixda inay joogteyan oo maalin ...
Kaduudiye
Hordhac: Waxa Soomaaliya Sanada 2005 kadilaacay xanuun dad badani jahwareer galiyay, uguna horeeyan dhakhaatiir iyo aqoonyahana kale. Waxyaabaha lagu wareeray ...
Lafa beelida – Osteoporosis
Guudmar/Fakir Guud Lafa beelida waa marka ay hoos udhacan Cufnanta(Density) Lafaha. Sida Caadiga ah, Lafaha Caafimaadka qaba waxay leeyihin daldalolyo ...
Macaanka(Sonkorow)
Guudmar/Dulmar Macaanka waa koox xanuuno ah saameyna kuleh sidu jidhka uqaadanayo sonkorta dhiiga dhexmareysa. Waxa hubaal ah shaki lahayn in ...
Faalig(Stroke)
Guudmar/fakir guud Faalig - Culeyska maskaxda adanaha celcelis ahaan waxa lagu qiyasa 1.5kg (Killogram), 100kii gram oo kamida nudayasha(tissues) maskaxda ...
Dhiigkar(High blood pressure)
Guudmar/Dulmar Dhiigkar waa xaalad dhumanka/marinada dhiiga yelanayan Cadaadis joogta ah. Dhiiga adanaha waxa bamka gareeya wadnaha. Deedna waxa lagu jiheeya ...
Sanboor(Rhinitis)
Hordhac: Sanboorka waa caabuq kudhaca xuubka (Mucous membrane) uu leeyahay sanka. Waxu lasoconkara xasasiyadda mise Infakshanka (Infections). Sida daraaded, waxu ...
Sangoror(Gororka)
Hordhac: Sangoror Waa xaalad sanka lagu arkayo dhiig. Sanka jidhka aadanaha waxu kaga yaala qayb hodan ku ah dhuumanka dhiiga ...