Naasa Xanuunka (Breast pain)
Guud Mar/ Faham Guud Nasa Xanuun waa xaalad dumarka ay Naasaha ka dareman damqasho(Xanuun). Damqashadu waxay noqon karta: Mid kaliya ...
Atenol – Sida Loo Isticmaalo
Faham Guud Atenol mise Atinool waa xubin kamida kuwa laysku yidhahdo Antihaybartansif daragis(Antihypertensive Drugs). Waxay inta badani kutimaada Kaniini. Magaca ...
Dhiig – Waa maxay dhiig(blood)?
Guud mar/Faham Guud Dhiig waa dareere la gu noolyahay qofaan dhiig laheyn micnaheedu waa qofaan noleyn. Magacyo kala gadisan aya ...
Nafaqada Caruurta
Waa Maxay Nafaqo? Nafaqada Caruurta waa qaabka Caruurta loo nafaqeeyo. Nafaqada waa habka qaadashada cunada intu jidhka ubahanyahay ayado lagu ...
Cadaadiska dhiiga
Waa maxay Cadaadiska dhiiga? Maxase go’amiya? Cadaadiska dhiiga waa abooda uu dhiiga kucadadinayo gidarada dhumanka dhiiga qaada. Marwalbu wadnaha garacitan ...
Gubashada: Gargaarka degdega ah
Hordhac: Gubashada waa marka ay nudayasha(Tissue) jidhka dhawaci sogadhan, sida maqaarka mise xubnaha kale jidhka uuleeyahay. Waxa keeni kara: 1 ...
Timirta iyo Saynisyahanada
Waxan horay ugu soo hadalnay qaar kamid ah faa’idooyinka ay leedahay timirta ,Sida in laga helo tamar iyo nafaqooyin kala ...
Qaniinyada Shillinta
B.Hordhac: Qaniinyada Shillinta - Shillinta waa cayayaan nuuga/jaqa dhiiga, waxay leedahay 8 lug, dherer ahaan waxa lagu qiyaasa 3 ila ...
Timirta(5 faa’ido Caafimaad ayleedahay)
Hordhac: Timirta waa midho macaan, kalarkeeduna yahay madoow, waxa Caleenteeda lagu qiyaasa 4 ilaa 6 meters, Kumanaan sano kahor ayay ...