Waxan horay ugu soo hadalnay qaar kamid ah faa’idooyinka ay leedahay timirta ,Sida in laga helo tamar iyo nafaqooyin kala duwan ay kamid tahay barotiniska qaar,sonkorta dabiiciga  iyo faybariska.

Maanta waxan diirada kusaari doonaa Saynisyahanada waxay kayidhahdeen caado kamida caadooyinka uu lahaa Nabi Muhamed N.N.K.H .

Rasuulkeena Muhamed N.N.K.H  cadooyinka uu lahaa waxaa kamida sida in uu aroor kasta qaato 7 midh timir ah iyo koob mise galaas caano ah, Mana ahayn mid caadadaasi joojiya ilaa ay saxaabada illaaheey haka raali noqdee waydiyeen sababta kadambaysa caadadan, markaa ayuu ugu jabaabay sida tan:

“In laysku qaato timirta iyo caanaha waxay faa’ido utahay maskaxda ( firfircooni iyo fakir sare) jidhkana waxay kasaarta sunta.” Sidaa daraadeed saaxabada waxay bilaabeen ayaguna inay caadadaasi dhaqan galiyan.

Mudo kadib,  waxay Saynisyahanadu iswaydiyeen sababta Nabi Muhamed N.N.K.H sida uyidhi, kadib waxay soo qaateen  7 midh timir iyo koob caano ah, waxay kutijabiyen calool macmal ah loo sameyay qaabka tan bini’aadanka ayada oo ay udhantahay dhamaan waxii dhecaano ay soo dayn lahayd caloosha kale(real stomach) kadib waxay bilowday shaqadii.

Silamafilaan ah ayaa waxay ku arkeen in kalabadhka caloosha uu kaso burqado iftiin kalarkiisu ay kusheegeen baluug oo kusii socda dhanka maskaxda taana waxay ahayd mid ay arki karaan.

Baadhitaano kadib, waxa la ogaaday iftiinkaasi in uu kordhiyo caqliga, waxay kaloo arkeen waxyaabo kale oo isku qasan kuna siisocda inta udhaxayna maqaarka iyo murqaha oo ahaa sunta.

Sida caadiga ah jidhka bini’aadanka sunta meelaha loogu soo filtar gareeyo(laga saaro) waxa kamida beerka kadib waxuu kusoo jiheeyaa inta udhaxeysa daldaloolada maqaarka iyo murqaha oo halkaasi suntan loogu taqluso.

1400 sano kahor ayuu ogaa Rasuulkeena Muhammed N.N.K.H  halkay saynisyahanadu  aysan ogeen kahor 1400 , tani waxay kamid tahay mucjisooyinka caafimaad uu lahaa Rasuulkeena S.C.W.

Hadii ay jiran su’al laxidhidha casharka fadlan nogu sogudbi qaybta su’alaha(Ask Question).

Mahadsanid,

W.Q: Dr. Mas’ud Sayed,

On: 01th/06/2020

Updated on: 24th/02/2021

Kaqayb qaado sare udaadida wacyiga Bulshada Soomaaliyeed adigo lawadaagayo saxibadada ama dadka kale!

Leave a Reply