Baradho (Bataati) Macaan – 5 Faa´ido Cajiib ah!
Hordhac Baradho (Bataati) Macaan Hadba sidaad utaqaano waa mid kamida Cunada dunida ugu muhiimsan. Ahmiyadaas wayn aya ugu wacan in ...
Maraq Digaag – Dhaawac Caafimaad iyo Dhadhan!
Fakir Guud: Maraq digaag mise Maraq dooro hadba saad utaqaano waxa afka qalaad lagu dhaha Jikan baros bawdhar(Chicken broth powder) ...
Qajaar – Faa’idooyin Caafimaad laga helo
Fakir Guud: Qajaar(Cucumber) waa midho/qudrad dherer leh midab ahaan Cagaaran. Waxa lagu tiriya inu kamid yahay faamiliga Xabxabka mise Qaraha ...
Sabiibka – Faa’idoyinka Laga Helo
Hordhac: Sabiibka wuxu leeyahay dhadhan macaan, Taa oo kadhigaysa sababta 1aad ay dad badani ku jeclaadaan. Laakiin waxa kalo jira ...
Liinta – Diirkeda Wajiga Malo Adeegsan Kara?
Jabaabta iyo Fa’idooyin Guud Liinta Diirkeda mise Qolofka Wajiga Malo Adeegsan Kara Jabaabtu waa Haa waayo waxay wajiga uleedahay Faa’idooyin ...
Liinta – indhaha malagu dhibcin kara?
Guudmar/Fakir Guud Liinta waa miro Caanka ah dunida oo dhan, Waxa loo adeegsada siyaabo kala gadisan sida: In khudradda lagu ...
Xabad Sowdada – Faa’idoyin Caajib ah ay leedahay
Fakir Guud/Aragti Guud Xabad sowdada waa geed ka baxa Aasiyada Koonfur Galbeed(Southwest Asia), Bariga dhexe, Koonfurta Yurub iyo Waqooyiga Afrika ...
Karkade(Karkadega) – Shaah mise Sharaab?
Fakir Guud/Guud Mar Karkade waa nuuc kamida shaaha, Waxa laga sameya geedka afka qalaad lagu yidhahdo Rosela(Roselle) halka lagu cilmiga ...
Liinta
Hordhac: Liinta waa magac guud oo ay wadaagan nuucyo badano kamida liin. Nuucyo kala gadisan ayay leedahay. Hadan kahoreysiyo nuucyada ...
