Shubanka – Caruurta iyo Ilkaha
Shubanka Caruurta iyo Ilkaha xiriir ma kadhaxeya? Calaamadaha lagu arko Caruurta xiligay Ilkaha uso baxayan waa ay tira badan yihiin ...
Caruurta Suulka Nuuga – Siden ugu joojiya?
Guudmar/Fakir guud Caruurta suulka nuuga waxay Cilmi baadhisyada qaar cadeynayan kudhobad 70% ila 90% Caruurta ay yihiin kuwa suulkooda nuuga ...
Naasnujinta – Breastfeeding
Naasnujinta waa hab ay dhallaanka(Bisha 1 - 12aad) Hooyooyinka ku quudiyan. Cunada ay qaadanayan dhallaanka hadan lakantarolin waxay mararka qaar ...
Naaska Hooyada iyo Nafaqada
Naaska hooyada waa halka ugu muhiim Caruurta kahelan nafaqooyin kala duwan. Nafaqooyinka kala duwan waxa si saa'ida ugu baahan jidhkooda ...
Nafaqada nuucyadeda kala duwan – Nafaqada Caruurta
Hordhac: Waxan horey ugu sohadalney Nafaqada iyo guud ahaan nuucyadeda kala duwan, Maanta hadii illaaheey ogolaado waxan diirada kusareyna: KarbohaydaretiskaFaybariskaBaruurta/duxdaBarootiniskaFitaminiska ...
Nafaqada Caruurta
Waa Maxay Nafaqo? Nafaqada Caruurta waa qaabka Caruurta loo nafaqeeyo. Nafaqada waa habka qaadashada cunada intu jidhka ubahanyahay ayado lagu ...
Sangoror(Gororka)
Hordhac: Sangoror Waa xaalad sanka lagu arkayo dhiig. Sanka jidhka aadanaha waxu kaga yaala qayb hodan ku ah dhuumanka dhiiga ...
Qaamoqashiir(Qanjo barar)
Hordhac: Qaamoqashiir waa xanuun keena fayras/fayruus layidhahdo Mambis (Mumps virus). Waa sababta kadambeysa in xanuunkani afka qalaad loogu yeedho mumps ...
Gubashada
Hordhac: Gubashada waa marka ay nudayasha(Tissue) jidhka dhawaci sogadhan sida maqaarka mise xubnaha kale jidhka uuleeyahay. Waxa lagu tiriya inu ...