Cinwan Hosedyada

Hordhac:

Galmada dawoyinka loo adeegsado ama kuwa lagu wayneyo Xubinka Taranka Raga aya casriyadan dambe suugyada aad uqabsadey. Gaar ahaan, ha ugu badnadene Suuqyada Reer Galbeedka.

Maxa kamida Dawoyin?

Daawooyinka Galmada loo adeegsado kuwoda ugu Caansan waxa kamida:

  1. Sildenafil(Viagra)
  2. Avanafil(Stendra)
  3. Tadalafil(Adcirca)

Waxa badi Dawoyinkani adeegsada dadka qaba Ciladaha Kacsiga. Waxay ka caabinaysa inay Shaqada Sariirta si wacan ugutaan.

Habka Saxda ah Dawada Loo qaato waa sidee?

Galmada dawoyinka loo adeegsado

Dadka Qaar  Kaniinka marka ay liqan(Qaatan) kadib waxay Qaatan Cuno Culus ay ku badan tahay duxda. Taana ma ahan fikrad wacan.

Waayo waxay dib udhac ku keenta saamaynta dawada.

Ilaa intee ayay qaadata dawada inay shaqayso?

Dawoyinka loo adeegsado kacsiga wakhti ayay badi ubaahantahay. Waxay kalo kuxidhantahay daawada nuucad qaadanayso.

Tusaale ahaan Viagraha, Wuxu qaata 30 Daqiiqo Halka Adcirca ha uu qaadanaayo 2 Saac.

Gorman Dhakhtar Aadi Karo?

Hadad tahay qof Adeegsanayo Dawoyinkan islamarkaana wax isbadel ah arkin, Waxad ubaahan tahay inaad la kulanto Dhakhtarkaga ama Dhakhtarka kugu dhow.

Hadii aad sidokale, Qorshaynayso inaad Dawada kordhisato FADLAN DHAKHTAR ADIGON LA TASHAN HA SAMAYNIN.

Hadii Ay Jiraan Su´aal Laxidhiidha Maqaalka Fadlan Noogu Soo Gudbi Qaybta Su´aalaha(KUDHUFO HALKAN).

Mahadsanid,

Last Updated on 2 weeks by Mas’ud Sayed

Kaqayb qaado sare udaadida wacyiga Bulshada Soomaaliyeed adigo lawadaagayo saxibadada ama dadka kale!

Leave a Reply