Cinwan Hosedyada

Guud mar

Idaha waxu kamid yahay xoolaha Soomaalidu dhaqato naasleyda ah. Hilibkisu waa Casaan(Red meat) waayo waxa kubadan Barotiin la dhaho Mayogalobin(Myoglobin).

Subaga idaha ayay Soomaalidu ku daweysa xanuuno dhowr ah:

1.Xanuunada Lafaha sida Romatisanka

2.Gaaska

3.Neefta(Asthma)

4.Koriin istaaga Caruurta(Caruurta kariima la’aanta ah)

5.Xanuunada dareemaha/neerfaha kudhaca

6.Infakshan kala duwan

7.Inu kordhiyo:

  • Raganimada
  • Difaaca jidhka
Waa jaantuska Idaha

Run miya?

Guud ahaan, Hilibka idaha waxa loo adeegsan kara ka hortaga xanuuno kala duwan laakiin, Hadii qofka uuqaato inkabadan intu jidhku ubaahna waxa dhici kara xanuun.

Xanuunada waxa kamida:

1.Faalig

2.Macaan/Sonkorow

3.Xanuunada wadnaha kudhaca

4. Kolesterol(Cholesterol)

5. Kansarka

Waa hubaal inu sare uqaado difaaca jidhka islamarkaana lagu daweyo xanuunada lafaha kudhaca waayo waxa laga hela dhamaan nafaqooyinka aasaska u ah tayeyn jirka sida:

Jaantuska jirka Caafimaadka qaba
  • Iron
  • Vitamin B12
  • Phosphorous
  • Zinc
  • Selenium iyo kuwa kalo badan

N.B: Hilibka wanka dhiig yarida ayu kahor tag unoqon kara

Cilmi baadhisyada waxay kalo tilmaaman hilibka mise subaga idaha in lagu xakameyn karo kolesterolka(Cholesterol).

 Sababto ah Waxa kujira duxda Ansajaretadka ah(Unsaturated Fats). Xoolaha waxa laga hela 2 qaybo dux ah:

B. Ansajaretad – Waa dux Caafimaadka uwanaagsan

T. Sajaretad(Saturated fats) – Caafimaadka uma fiicna

Sida daraadeed, Idaha waxa kubadan kolestarolka Ansajaretadka ah

Waxa kujira maado ladhaho Lino lik asid(Conjugated linoleic Acid) waxay hoos udhigta baruurta iyo guud ahaan culeyska jidhka.

Hadii ay jiraan su’al laxidhidha Maqaalka fadlan hawaaban inaad noogu soogudbiso qaybta su’alaha.

Mahadsanid,

Qalinka: Dr.Mas’ud Sayed,

On: 27th/11/021

Last Updated on 3 years by Mas’ud Sayed

Kaqayb qaado sare udaadida wacyiga Bulshada Soomaaliyeed adigo lawadaagayo saxibadada ama dadka kale!

Leave a Reply