Su’aal:
Sida loo xakameyo dhigbaxa hoos ka eeg
Hadii aad lakulanto qof dhiigbaxaya maxad usamaynaysa kahor goob caafimaad?
Jabaab:
Waxa jira talaboyin waafaqsan gargaarka degdega ah oo losameyo dhibanaha, Talaboyinkasi waxay yihiin sida:
1. Dhaawacu waxad kasarta waxyabaha dulsaran sida dharka iyo haraga nabarka laakin, hadii uu haragasi yahay mid hoos uga jira fadlan hasaarin.
2. Jooji dhigbaxa adiga oo kuqabanayo/kucadadinayo mara nadiif ah halka uu dhiiga kasocdo ilaa uu kajogsanayo.
Marada hadii aad ku aragto in uu dhiiga kaso dhexbaxayo, isticmaal maro kale.
3. Dhibanaha haduu Dhaawaca kaso gadhay lug/gacantiisa cabirka wadnaha sare kamari, adiga oo gacanta mise lugta kor ugu qaadaayo.
4. Mudo kadib hadii uu dhiiga istaagi waayo maro kuxidh halka uu dhiiga kasocdo laakiin, waxa muhiim ah in aad dhakhtarka usheegto mudada ay maradu kuxidhneed kadib markad gaadho goobcaafimaad.
5. Waa inaad Kayareysa dhaqdhaqaqa halka uu dhawaxa kagayalo sida ugu macquulsan,
Hadii ayjiran su’al laxidhidha casharka fadlan noogu soogudbi qaybta su’alaha(Ask Question).
Mahadsanid,
Qalinka: Dr.Mas’ud Sayed,
On 22th/10/019
Updated On: 21th/10/021