Cinwan Hosedyada

B) Waa maxay Antidotes?

Antidotes waa dawooyinka lidka ku ah saamaynta dawooyinkale mise waxyaaba kale oo qofku horey ugu soo sumoobay.

Antidoteska suuqa yaala tiradooda kumanan sare way udhaafi karaan lkn waxaa jira qaar kooban oo aad loo isticmaalo ayna muhiimtahay inaad waxka ogaato hadii aatahay xirfadle Caafimaad.

Dawoyinka antidoteska ah qaar waxay lid kunoqonkaran hal dawo oo kaliya halka qaarkale ay lidku noqonkaran ilaa dhowr dawoyin mise waxyabo kale sida sunta. Antidoteska saamayntooda(awooda suntan ay jidhka ugu saarikaran) magaadhsiisna 100% waxana dhici karta in ay jirto halista qofka uu nafsadiisa kuwayi karo.

T)Tusaale ahaan maxaa kamida?

Antidotes

Maanta waxaynu soo qaadanaynaa 10 kamida dawooyinka antidoteska:

1. Qof kusumoobay dawoda Acetaminophen mise magaca kale caanka ah Paracetamol waxaa samaynta dawadan jidhkiisa loogu yareeyaa dawada Acetylcytein

2. Digoxin waxa logu yareya Dig.immunofab

3. Warfarin waxa logu yareya Vit.k

4. Heparin waxa logu yareya Protamine Sulphate

5. Insulin waxa logu yareya Glucagon

6. Anticholinergics waxa logu yareya Physostigmine

7. Benzodiazepines waxa logu yareya Flumazenil

8. Cyanide waxa logu yareya Methyline blue

9. Opioids waxa logu yareya Naloxone/Nalmefane

10. Lead waxa logu yareya Succimer.

AFEEF:

Qoraalkan kama turjamayo qof shaqsi mise koox dawayntooda kaliya waxaynu ugu talagalnay waxbarasho.

Hadii ayjiran su’al laxidhidha casharka fadlan noogu soogudbi qaybta su’alaha (Ask Question).

Mahadsanid,

Qalinka: Dr.Mas’ud Sayed,

On: 04th/08/019

Updated on: 07/05/021

Kaqayb qaado sare udaadida wacyiga Bulshada Soomaaliyeed adigo lawadaagayo saxibadada ama dadka kale!

Leave a Reply