Shaaha marka laga hadlayo waxa lagu tiriyaa in uu yahay cabitaan soo jireyn ah lanasheego asal ahaan in uu kasoo bilowday dalalka kala ah China iyo India kumanaansano kahor.

 Shaaha waxa lookala saaraa ilaa saddex nooc oo kala ah Shaaha Madow(Black tea),Shaaha Cagaaran(Green Tea) iyo mid udhigma labada nooc afka qalaad lagu yaqaano(oolong) lkn anaga hadaan soomaali nahay waxan aad u isticmaalnaa shaaha nooca madow.

Halkan waxa kaga hadlidoonaa Shaaha Cagaaran, waa shah caafimaad leh ee laga hela dunida, halkan waxan idin kusoo gudbineynaa 5 kamid ah faa idooyin uu leeyahy shaahaasi waxa ayna kala yihin:

1 Shaaha cagaaran waxa uu kuboobanyahy wax yaabo dhaqaajiya nooluhu(Bioactive compounds) kasoo caafimaaadka sare ukiciya

Shaaha caagaran oo afka qalaad loogu yaqaano (Green Tea) waxa uu hodan kuyahay (Polyphenols) taaso yareyso in uu caabuq iyo cancerka kudhaco jidhka

Shaaha caagaaran ilaa 30% ayaa lagu qiyaasa in ay kujirto (Polyphenols-Bolifinoli­­s)  oo ay kamid tahay ( Catachins-Katajinis)  lagu magacaabo ( Epigallocatechins gallate-ibigalokatajinis gaaleed) EGCG taaso kahortagta in unuga (Cell)  ladhibaateeyo

Shaaha caagaran sidoo kale waxa laga helaa maadada birta(Minerals)

2 Wax yaaba kujira shaaha cagaaran waxa uu sare ukiciyaa shaqada maskaxda uu qofku noqdo mid aqli badan

Shaaha caagaran waxa sidoo kale laga heelaa (Caffein-kaafeen) waa maada qofka kicisa oo kadhigta qof diyaar ah oo aadna ushaqeeya,Kaafeenta Kafeygana walaga helaa lakin xadiga ayey kukala duban yihin oo ay kukala badan yihin

Waxaa laga helaa ( L-theanine-el-siyanin) kaaso awood uleh in uu maskaxda kagudbo qofkana kayareeya Cabsida fara badan

3 Shaaha cagaaran waxa uu yareeyaa baruurta muuqaalka jidhkana wuu hagaajiyaa

Baaritaano qaar lasameeyey ayaa cadayneysa in kaafeenta ay dardar galiso isticmaalka baruurta si uu jidhku tamar ugu dhigto kana faa’ideysto ilaa 12% halka kuwa kale na ay dhahaan EGCG waa ka qayb oo aan sare kusoo sheegney waxa ay tahay

4 waxa uu yareeya halista aad ugu jirto in uu kugu dhaco cudurka macaanka ama sonkorowga(Diabetes)

Qarniyadan dambe ayaa aad ugu soo badaneysa dunida cudurka macaanka  waxaana lagu qiyaaso in ay dhibanayaashu gaadhayaan ilaa 400 million qof dunida oo idil

Shaaga cagaaran waxa uu iskudheeli tiraa hormonka looyaqaano (Insulin) kaaso kantorola sonkorta dhiiga wareegeysa

5 waxa uu yareeya cudurada wadnaga iyo dhuumanka dhiiga kudhaca

Ayadoo layareynayo kolestarolka  iyo Trigycerideska dhiiga kujira

Hadii ayjiran su’al laxidhidha casharka fadlan noogu soogudbi hoos(Commentiga),

Fadlan Lawadaag saxibadada mise dadka kale adiga oo adeegsanayo Social iconka kaaxiga dhanka bidix.

Mahadsanid,

  • On 9th/07/019
Kaqayb qaado sare udaadida wacyiga Bulshada Soomaaliyeed adigo lawadaagayo saxibadada ama dadka kale!

Leave a Reply