Cinwan Hosedyada

Faham Guud

Rifambisin(Rifampicin) waa xubin kamida kuwa laysku dhaho Antibayotig(Antibiotic), Afka soomaaliga waxa lagu soo dhoweeya ereyga Qalajiye.

Isticmaalka:

Waxa loo adeegsada/isticmala qayb kamida xanuunada ay keenan noolaha il-maqabatada ah ee bakteeriya(Bacteria). Xanuunada waxa kamida:

F.G: Somalida waxay isku qaldan Baras iyo Juudan, Hadaba juudaanka waa ka gaar baraska.

Qiyaasta:

Daawo, Cabirka daawada, Qalajiyaha

600mg maalin walba

Dhibaatadu yeelan kara:

  • Lalabo
  • Matag
  • Shuban
  • Rabitanka cunadda oo hoos udhaca
  • Beer Xanuun
  • Xasaasiyad – Elerjic

Dadka aan loo ogolayn inay qaataan(Cunaan):

Dadka Qaba Xaalado Caafimaad ubaahan in sidhow loola socdo marnaba lama ogola taxadir la’aan inay qaatan. Xaaladaha waxa kamida:

  • Beer xanuun
  • Xanuunada beerka kuwoda degdega badan(kuso boodka ah)

Afeef:

Calaamad Muhiim Ah - Isjir - Iskajir

Qoraalkan kama turjamayo qof shaqsi mise koox dawayntooda kaliya waxaynu ugu talagalnay Faham guud iyo wax kororsi.

Sida daraaded, Xaalad walbo gaar ah laxidhiidh Dhakhtarkaga mise Dhakhtarka kugu dhow. Mahadsanid,

Hadii ay jiraa Su’aal Laxidhidha Maqaalka Fadlan Noogu Soo gudbi Qaybta Su’aalaha(Ask Question).

Qalinka: Dr.Mas’ud Sayed,

On: 05th/06/022

Kaqayb qaado sare udaadida wacyiga Bulshada Soomaaliyeed adigo lawadaagayo saxibadada ama dadka kale!

This Post Has One Comment

Leave a Reply