Xeerka Forumka & Isgarsinta
Kuwani waa xeerka iyo shurudaha larabo inad kudabaqdo marka aad discussion kusamaynayso Galolmedicine, hadii aynoqoto su’al , cashar dad lawadaagida mise sodhigida sawirada iyo muuqaalada.
Marwaliba waxad maanka kuhaysa in uu qoraalku yahay waxan lataaban Karin dadkuna ay iskula xidhidhan sida daraded, dadkad lahadlayso ma’arki karan muuqaalkaaga iyo xaaladaada guud, waxa macqul ah inuu idin dhexmaro isfahamwa.
Talo iyo xeer guud
Kuwani waa qaar kamida taloyin yareyn mise kasaari kara xaaladahasi:
1.Is-ixtiraam
Waxad xusuusnaata inuu qofkani yahay qof dhab ah una qalma ixtiraam, tani waxay kamid tahay wax yabaha asaasiga ah dadkuna intabada ilaawan. Ma ogolaan doono in magac qaldan la’isugu yeedho mise aflagaado kale.
2.Somali iyo ingiriis(English)
Forumka waxad ku’ismaali karta luqadaha Somaliga iyo ingiriisiga adigo raacinayo ereyo lafahmi karo.
3.Cinwaanka iyo mowduuca
Cinwaanada aad dooranayso hanoqdan kuwa kusalaysan faham guud, wafaqsan ereyada kujira baragaraafka. Hadii mowduucaga uusan wafaqsanayn caafimaadka ogow Galolmedicine waykasarayan.
4.Hadalada taban ee ku’adan Galolmedicine
Ujeedka forumka ayaa ah in laysku wadaarto aqoonta dadka kalena loogu faa’ideeyo. Hadii ay jiran cabasho gaar ah,fadlan nagula sooxidhiidh qaybta su’alaha gaarka ah.
5.Kafogo kaftanada fudeydinkara iskudhaca
Kuwani waa xeerka asaasiga ah, habaarsan muhiimad gaar ah, xoojinaya iskuxidhnanta.
Maxa lodiiday su’ashayda?
Mararka qaar waxa dhici kara in su’asha mise cashar aad dadka losowadaagtay ay ahaayeen kuwa horey ugu jiray forum, sida daraded silo’iliyo copyga wanka sareyna.