Lafa beel(Osteoporosis)
Lafa beelida waa marka ay hoos udhacaan Cufnaanta(Density) Lafaha. Sida Caadiga ah, Lafaha waxay leeyihiin daldaloolyo sida Shumaca Malabka mise Kawarka (Honeycomb).
Fadlan qaybaha kale kabogo Muuqaalka lana-wadaag saaxibadada mise dadka kale. Mahadsanid,