Cabidda Sigaarka (Smoking)

Cabidda Sigaarka waa marku qofku joogteeyo Cabidda Sigaarka. Tubakada laga sameyo Sigaarka aya laga hela Nikotin(Nicotine). Nikotin waa kiimikada dadka sigaarka caba kuriixda inay joogteyan oo maalin walba raadiyan Sigaar. Sabab!!!!!

Fadlan qaybaha kale kabogo Muuqaalka Lana-wadaag Saaxibadada mise dadka kale. Mahadsanid,


Leave a Reply