Talaalka(Vaccination)
Talaalka waa hab difaaca jidhka loo baro in uu difaac kasameeyo xanuun gaara, Sidu xanuun dhaliye gaara uga adkaado.Waxa loo adeegsada in lagu cirib tiro xanuun dad badani galaaftay oo halis ah sida Polio, Influenza iyo COVID-19
Fadlan qaybaha kale kabogo Muuqaalka Lana-wadaag Saaxibadaada mise dadka kale. Mahadsanid,