Soonka iyo Sonkorowga(Macaan)
Soonka iyo Sonkorowga – Dad badan xanuunka Sonkorowga qaba ayaan aad ukantaroolneyn sonkortooda xiliga Soonka. Waxan muuqaalkan kuso koobayna talooyinka ay ubaahan yihiin dadka macaanka qaba Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Fadlan qaybaha kale kabogo Muuqaalka lana-wadaag saaxibadada mise dadka kale. Mahadsanid,