Oohinta Caruurta Kooliga(Colic Baby)
Oohinta Kooliga waa marka ay Caruurtu jogteyan oohinta sidarana u ooyan wakhti dheer.
Caruurta qaba kooliga Caafimaadkoda waa uu fiican yahay laakiin, Oohinta badan waxay waalidka ukeeni karta niyad jab waayo…
Fadlan qaybaha kale kabogo Muuqaalka lana-wadaag saaxibadada mise dadka kale. Mahadsanid,