Malaariya(Malaria)

Malaariya mise duumada waa xanuun infakshan ah, Waxa keena noolaha Barasaayitka(Paraside). Bini’aadanka waxay ugu gudbikartaa ayada oo kaneeco horey uguso sumowday Barasaayitka ay raaciso kanaalada dhiiga Bini’adanka.

Fadlan qaybaha kale kadaawo Muuqaalka lana-wadaag saaxibadada mise dadka kale. Mahadsanid,

 

138 views

Leave a Reply